Biyo la,aan oo ka jirta degmada Wisil ee gobolka Mudug.

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay Biyo yarida ka jirta qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmadaas,Taas oo saameyn ku yeelatay buldhada deegaanka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here