Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Deegaanka Qaran-roow oo kamid ah deegaannada ka tirsan Bariga gobolka Mudug ayaa bulshada iyo maamulkiisu waxaa ay si wayn uga qaylinayaan biyo la’aan xooggan oo ka jirta deegaanka.
waxaa ay sheegeen in guud ahaan deegaankan ay saamayn ku yeesheen abaaraha dalka ka jira uusana lahayn ceel biyood dadku ay biyo ka helaan xilliagn.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garaad