Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliska Booliiska Degmada Guriceel oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu ka hadlay arrimo ay ku jiraan ka shaqaynta nabad-gelyada.
Taliyaha Booliiska Degmada Guriceel Cusmaan Cali Hudeey ayaa faray bulshada deegaanka Huuhood oo dhowaan dad shacab ah lagu dilay inaysan ka dhicin falal aano qabiil la xiriira sidoo kalena waxa uu sheegay in ay howlgallo ka samayn doonaan deegaankaas.
Warkan waxaa faahfaahinaya: Abdidahir Garad Ali