Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Taliyaha booliska degmada Cadaado Laba xidigle Hussen ahmed Hashi oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey howlgalo ay ciidamada amaanka degmadaas sameyeen.
Taliyaha ayaa sheegay in degmada laga mam nuucay in cid hub aan sharci aheyn ku dhex qadato cidii lagu arkana tilaabo laga qaadayo.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor