Booliska Soomaaliya oo amaro cusub ku soo rogay bulshada gobolka Banaadir

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Afayeenka Ciidanka Booliska soomaaliya Abdifitah Aadan ayaa digniin u diray ganacsatada soomaaliyeed ee wali ka ganacsatada bacda oo dowlada soomaaliya ay horey dalka kaga mamnuucday.
laga bilaabo maanta oo axada qofkii lagu arko asagoo gadaya ama ku adeeganaya bacda ayaa tilaabo adag laga qaadi doona sida uu sheegay afayeenka ciidamada booliska soomaaliya.
Dhinaca kale ciidamada booliska ayaa ka digay in rasaas lagu dabaaldago magaalada muqdisho.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here