Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda PAH ayaa maamulka Degmada Cadaado kuwareejiyey gaari Booyad ah oo loogu talagalay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer guuraaga ah waqtiga jiilaalka.
Waxaana goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey Booyada madax katirsan hay’adda PAH mas’uuliyiinta Degmada Cadaado iyo Marti Sharaf Kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:-Liban Moxamed Abdi