Boqolaal qoys oo gargaar loogu qaybiyey degmada Garasbaaley gobolka Banaadir.

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay.ada qayriga ah ee tadaamud ayaa deeq gar gaar ah waxa ay dad barakayaal ah ugu qaabisay degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir taas oo loogu talagalay in ay ka dhigtaan afurka oo ay ugu latagashay Hay.ada tadaamun oo fadhigeedu yahy Sacuudiga carabiya dadka deeqda lagaarsiiyay aa uga mahadceliyay hey’ada iyagoona sheegay in ay baahi wayn uqabeen.deeqda raashinka ah lasoogaarsiiyay.

Ahmed Mohamed Jama ayaa warkan soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here