Bulshada baahiyaha gaarka ah oo afurin loogu sameeyay Magaalada Muqdisho

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka ay mideysanyihin bulshada maqal naafada ka ah ayaa magaalada Muqdisho afur wadareed ugu sameeyey qaar ka mid ah bulshada baahiyaha gaarka gaarka ah qaba
Afur wadareedkan oo ay gacan ka geysanayen dad ku nool dalka dibadiisa ayaa loo qeybiyey bulshada maqalka naafada ka ah ee ku nool Magalaada Muqdisho.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here