Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool deegaanka Bacaad ee gobolka Hiiraan ayaa ka codsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle in ay gacan ka geystaan dhameystirka dhismaha iskuul laga hirgelinayo deegaankaasi.
Iskuulkan oo dhismihiisu bilowday, ayaa waxaa hirgelintiisa iska kaashaday bulshada deegaanka, iyagoo dadaal iyo juhdi badan geliyay sidii carruurtooda u heli lahaayeen fursad waxbarasho oo ku taal deegaankooda.
Sadio Abdulkadir Yusuf ayaa warkan soo jeedineysa.