Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay isticmaalka raashiinka wadaniga ah si looga hortago nafaqa-darradda

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mid   kamida  dhaqaatiirta  magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey badiyaan isticmaalka raashiinka wadaniga ah si looga hortago xanuunka nafaqadarada.
Raashiinka dalka ka baxa sida Galeeyda,masagada iyo digirta ayaa laga helaa nafaqo wanaagsan  sida Dhaqtarku sheegay.

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya:- Abdifitah Mohamed Ahmed

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here