Bulshada Baxdo oo loo qabtay tababar Ku Saabsan Dhex-dhexaadinta iyo Waxbarashada Madaniga.

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Horncenter Dialogue, oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug, ayaa degmada Baxdo ka daahfurtay tababar ku saabsan dhex-dhexaadinta, xallinta khilaafaadka, iyo waxbarashada madaniga ah ee bulshada.

Tababarkan waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Maamulka Degmada, ururrada haweenka iyo dhalinyarada, odayaasha dhaqanka, culimada iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here