Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka kudhaqan magaalada caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa si wayn usooo dhaweeyay heshiiska lagu saxiixay magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka kaas oo lagu dhisayo dhismaha Dekada hobyo shacabka ayaa ku tilmaamay dhismaha dekada guul ay gareen bulshooyinka galmudug.
Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi