Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayaa waxa ay ka hadleen aragtidooda ku aaddan qorshaha ay dowladda Soomaaliya ku doonayso inay ku sahmiso khayraadka shidaalka iyo gaaska ee badda iyo bariga dalka.
Waxaa ay sheegeen inay soo dhowaynayaan arrintaas oo ay sheegeen inay wax wayn ka tari doonto horumarka dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali