Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulamo ay qaybaha kaladuwan ee bulshada Caabudwaaq ku taageerayaan shirka nabadaynta ee dhawaan lafilayo in uu ka furmo Huurshe ayna soo qabanqaabisay Wasaradda Arrimaha Gudaha Galmudug aya lugu qabtay Degmada Caabudwaaq.
Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan sida Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhallinyarada iyo Culimada.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor.