Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada deegaanka ariyaal ee gobalka Mudug oo ka mid ah deegaanadda hoostaga degmada Hobyo ayaa xiligan wajahaya Xalad biyo la,aan.bulshada deeganka Ariyaal ayaa wasaradda Tamarta iyo Khayraadka iyo biyaha galmudug ka codsaday in ceelbiyood loo hirgaliyo.
Guddoomiyaha degmada Hobyo ee gobalka Mudug Cusmaan Axmed Cabdulle ayaa sheegey inay kalin muhiim ah ka qaadan doonan sidi bulshada deegaanka ku heli lahayeen Ceelbiyood.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Sacdia Abdulqaadir Yusuf