Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada deegaanka Ceel Raage oo ka mid ah deegaanadda hoostaga degmada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa codsi u dirsatay
Wasaaradda waxbarashada galmudug in ay dhanka waxbarashada laga tageero.
Qaar ka mid ah bulshada deeganka ayaa ka hadla xaladda waxbarasho la,aan ee ka jirta deeganka.
Warkaan waxaa soo jeedineya:Sacdia Abdulqaadir