Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool deegaanka Daba-yoodley oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay la ahdleen warbaahinta. Odoyaasha iyo wax-garadka deegaankaas ayaa waxaa ay sheegeen isbaarooyin la dhigtay waddooyinka mara deegaanka ay saamayn xooggan ku yeesheen.
Waxaa kale ay codsi udireen maamuladda Hirshabeelle iyo Galmudug iyagoo xusay inay u baahanyihiin adeegyada bcaafimaadka iyo waxbarashada.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali