Bulshada deegaanka Shalaanbood ee gobalka shabeellaha hoose oo wajahaya xaalad biyo la’aaneed.

0
135

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degaanka Shalaanbood ee degmada Marka waxaa ka jirta biyo la’aan xoogan ceelashii degaanka waxaa duugay bacaad waxaana taasi sababtay in bulshada degaankan ay qarka u saaran yihiin iney u dhintaan haraadka degaanka ka jira.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada marka oo booqday degaanka ayaa ka warbixiyey waxa ay ku arkeen dhibaatada heysata bulshada degaanka shalaanbood.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here