Bulshada deegaanka Tagaabeeye oo codsaday in laga taageero adeegyada aasaasiga ah

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaannka Tagaabeeye oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kormeer loogu kuur galayo baahiyaha ka jira deegaankaas ku tagay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Bu;shada deegaankaas ayaa sheegay inay u baahanyihiin in laga taageero adeegyada aasaasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here