Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada deegaanka Wara-dhuumaleh ee degmada Maxaas ayaa isku tashtay dhismaha xarunta maamulka deegaanka, iyagoo ku baaqay in laga garab siiyo dib u soo celinta adeegyada bulshada.
Ololahan iskutashi ayaa waxaa hormuud u ah waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka deegaanka, kuwaasoo doonaya in ay dib u soo celiyaan adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo amniga.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor