Bulshada deeganka Bilcille’hagoogan oo codsaday in dhanka waxbarashada laga tageero.

0
55

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qeybaha kala duwan ee
Bulshada Deeganka Bilcille’Hagogan oo ka mid ah deeganada hoosyimadda magaalada Dhusamareeb ee Casimada galmudug ayaa codsaday in dhanka waxbarashada laga tageero madaba deeganka ay ka jirto bahi waxbarasho

Bulshada deeganka ayaa sheegey in uu jiro dhismaha xarun waxbarasho oo bulshada deeganka qaab isku tashi ah ku bilabeen hadda ay u bahanyihiin in la garab istaago.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here