Bulshada degaanka Madaraso sheekh oo codsi u diray wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

0
36

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xubno ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa booqday dugsiga deegaanka Madaraso Shiiq, kaas oo ay dadka deegaanka si isxilqaan ah u dhisteen si ay ubadkoodu uga baxaan jahlig.
Dadka deegaanka oo ka warbixiyay baahiyahooda waxbarasho ayaa ka codsaday wasaaradda in macallimiin loogu deeqo ardayda wax ka barata dugsiga.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here