Bulshada degaanka Xananbuure oo taageeray dadaalada nabadaynta degaankaas.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli ay socdaan dadaallo xooggan oo lagu doonayo nabadaynta deegaanka Xananbuure, ayaa dhaqanka, haweenka iyo dhalinyarada deegaankaasi waxay muujiyeen taageero buuxda oo ay u hayaan howlaha nabadda.

Waxay sheegeen inay ka daaleen colaado soo noqnoqday, isla markaana ay dib u milicsadeen saamaynta xun ee colaadahaasi ku yeesheen noloshooda.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here