Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Ganacsatada ku nool degmada Baxdo ee gobolka Galguduud ayaa dhowaan ku baraarugay tabcashada beeraha.
Aqoonyahannada beeraha iyo hal-abuurrada ganacsi ee Baxdo ayaa beero cusub waxaa ay kargeliyeen deegaanno hoos yimaada Baxdo.
Warkaan waxaa soo jeedinaya;Abdidahir Garad