Bulshada degmada Buur-Hakaba Oo Codsaday dhismaha Wara biyoodkaa degmada.

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shacabka Magaalada Buur-Hakaba ayaa waxay wadaan dadaalo si isxilqaan ah looga dayactiraayo Warta Dowlada ee degmada taa oo Markii hore aheyd isha Uga Muhiimsan ee Biyaha ay ka helaan Bulshada,
Hadanse ay ka jirto biyo la,aan taa oo ay Sababtey Dayactir la,aan

Qaar ka mid ah bulshada degmada Buur-Hakaba ayaa codsaday in laga tageero dhismaha wara biyoodyo degmada.

Warkaan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here