Bulshada Degmada Caabudwaaq oo looga digay khatarta roobab dabaylo wata oo laga cabsi qabo

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Dowladda hoose ee degmada Caabudwaaq gobolka Galguduud ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen qaababka ay tahay in bulshada degmadu ay uga digtoonaadaan khatarta ka dhalan karta roobab dabaylo wata oo laga cabsi qabo.

Xoghaya Dowladda hoose ee Maamulka Caabudwaaq Nadiir Abdikariin Salaad oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska maamulka ayaa bulshada ugu baaqay inay u diyaar-garoobaan ka hortagga khataraha roobabka dabaylaha wata ee la saadaalinayo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here