Bulshada degmada Cadaado oo loogu baaqay qadashada kaarka aqoonsiga qaranka

0
57

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado, Cabdixakiin Maxamed Cali (Shilin), ayaa ugu baaqay bulshada degmada cadaado iney qataan kaarka aqoonsiga qaranka oo bixintisu ka socoto xarunta NIRA ee Cadaado.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in kaarkan muhiimad weyn u leyaay bulshada fursadana ka faa’ideystaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed jamac

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here