Bulshada degmada guriceel oo kahadlay dhibaatada bacda

0
100

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhawaan ayey ahayd markii ay joojisay wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada xfs taas oo meesha kasaartay isticmaalka bacda iyo kaganacsiga inta hadaba Bulshada degmada guriceel Gobalka Galgaduud ayaa kahadlay dhibaatada bacda ay kushayso deegaanka xoolaha taas oo ay sheegeen in marna ay xoolaha laynayso marna ay deegaanka dhibaato kutahy.

Bacda ayaa waxaa inta badan loo isticmaalaa ku.adeegista suuqyada iyo meel kasta oo wax lagu iibiyo hadaba waan kuwaan shacabka degmada Guriceel oo kahadlay deereenkooda ku.aadan dhibaatada bacda ee deegaanka iyo xoolaha iyo soodhaweynta amarka wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda federaalka Soomaaliya oo mabnuucday isticmaalkeeda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Moohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here