Bulshada degmada Xarardheere ee gobalka Mudug oo codsaday in gargaar bini’aadamnimo lala soo gaaro

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli inta badan dalka ay ka jirto abaar bahsan taa oo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyadda ayaa Shacabka degmada Xarardheere ee gobalka Mudug ayaa codsaday in gargaar bini’aadanimo lala soo gaaro maadama bulshada degmada Xarardheere iyo deegaanadda hoostimada Xalad adag ku nool yihiin xiligan la joogo. Hay’adda SoDMA iyo Cidkasta oo gacan ka geysan karta xalada abaarta ayey baaqan la wadageen.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here