Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada degmad Guriceel ayaa dhigay banaanbax looga soo horjeedo dhacdado fool xun oo lagu dilay Allaah ha u Naxariistee Marxuum C/laahi Cali Hudeey oo ahaa nin dhalinyaro ah kana mid ahaa ganacsatada Degmada Guriceel kaas oo lagu dilay baratamaha magalada habeenkii khamiista 09.11.2023
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor