Bulshada Dhusamareeb moo loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan qurxinta bilicda magaalaga

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magaalaga dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo ballaaran, kaasi oo ka dhacay bartamaha magaalada, iyagoo kaashanaya maamulka xaafadda Waabari iyo bulshada deegaanka.

Ololahan nadaafadeed oo qayb ka ah dadaallada socda ee dib loogu soo celinayo bilicda iyo nadaafadda magaalada, ayaa diiradda lagu saarayey nadiifinta wadooyinka, suuqyada iyo goobaha dadweynuhu isugu yimaadaan, si loo xoojiyo nadaafadda guud iyo caafimaadka bulshada.

Liban Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here