Bulshada Dhuusamareeb oo ka warbixiyay saamaynta daadadku ku yeeshaan xilli roobaadka

0
98

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo lagu guda-jiro xilli roobaadka Dayrta ayaa bulshada ku nool magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug waxaa ay walaac ka muujinayaa haddii ay daadad kusoo rogmadaan xaafadaha magaalada.

Xilligii roobka guga ee sanadkan waxaa qaybo kamid ah xaafadaha magaalada looga barakacay biyo fariistay kadib markii uu magaalada ku fatahay Biyo-xireenka sidoo kalena ay xirmeen bullaacadaha loogu tala-galay inay biyaha ,agaalada ka saaraan.

Warbixintan Abdidahir Garad Ali ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here