Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Dr Mohammed Dahir Xirsi ( Dr Seeraar )Oo ka mid ah dhaqatiirta ka howlgasha magalada dhuusamareeb ee Casimada galmudug oo ka qeebgalaya barnaamijka caafimaadka ee Radio Daar-Dheer ayaa bulshada magalada dhuusamareeb Casimada galmudug ugu baaqay ilaalinta nadafadda si looga dheerado Qatar caafimaadka darro oo Sameyn ku yeelata bulshada qeybahooda kala duwan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdio Abdulkadir Yusuf