Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Inta badan xili roobka waxaa dilaca xannuuno ay ka Midyihiin shuban biyoodka iyo malaria iyo kuwala kale hadabaa Dr-Abdirizak Ahmed Mohamud oo kamida ah dhaqatiirta magalada Dhusmareeb iyo Ifrax Abdi Ise oo kamid Howlwadeenaadda Caafimaadka ayaa Bulshada ugu baaqay inay Kashaqeyan Nadaafaadda Xiliga roobadka si looga hortago in ay cudurro ka dilaacaan degaanka.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf