Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Qaar kamida qaybaha bulshada magaalada Dhuusamaree ayaa maamulka degmada ka codsadey in wax laga qabto biyaha roobka kadhashay ee yaal faras magaalaha kuwaasi oo ay sheegeen inay kadahala karaan cuduro bilicda degmadana saamayn kuyeelatay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.