Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyay dhismaha mashruuca lagu dhisayo garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur Dhuusamareeb ,kaasi oo dhawaan ay kala saxiixdeen Galmudug iyo dowlada Talyaaniga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.