Bulshada Dhuusamareeb oo soodhaweeyey furista biyo mareenada magalada……

0
90

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Shacabka magaalada Dhuusamareeb oo aragtidooda ka dhiibtay howl-galka ay maamulka Caasimaddu ku furayaan kannaallada biyuhu maraan oo hore u xirmay ayaa bogaadiyay waxaa ay sheegeen in dhibaato lagu qabay daadadka kusoo rogmada xilliga roobabka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamaac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here