Bulshada Gaalkacyo oo tageeray dadaadalada nabada lagu dhex dhigayo colaad ka dhex taagan beelo wada dega Gobolka Mudug

0
102

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shacabka magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa si weyn ugu baaqay in degdeg loo joojiyo colaadda ka taagan beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolka Mudug.
Baaqan ayaa yimid kadib markii ay soo kordheen xiisadaha colaadeed oo sababay khasaare naf iyo maalba leh, taas oo cabsi gelisay dadka deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here