Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mustaf Warsame Sebriye oo kamid ah dhalinyarada aqoon-yahannada ah ee dhowaan imaaday Galmudug oo ka qayb-galayay barnaamijka horumarinta nabadda ee Radio Daar-dheer ayaa waxaauu bulshada Galmudug ku bogaadiyay howlaha la xiriira horumarka laga gaaray beeraha iyo wax soo saarka wershedaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali