Bulshada ku nool degmada Guriceel oo nabad loogu baaqay

0
93

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar kamid ah culimada ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa magaaladaas waxaa ay ku qabteen shir jaraa’id, waxaa ay ka hadleen xaalad kacsanaan amni ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka jirtay Guriceel.

Culimadu waxaa ay ugu baaqeen maamulka iyo Shacabkuba inay nabadda ka wada shaqeeyaan sidoo kale si cadaalad ah loo xalliyo dhacdooyinka dilalka ah ee soo laalaabta.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here