Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada Magaalada Dhuusamareb ayaa waxaa loogu baaqay in ay udiyaaar garoobaan salaad roob doon ah taas oo ale looga baryayo in ale uu kaqaado dhibaatada abaarta saamaysay duunyada kudhaqan deegaanada miyiga ah ee hoos taga magaalada Dhuusamareeb caasimada galmudug shiikh cali nuur cilmi oo kamida culimada magaalada ayaa bulshada ugu baaqay in ay isku soobaxaan.
Liban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.