Bulshada magaalada Hobyo oo soo dhaweeyay heshiiska dhismaha Dekadda magaaladas……

0
143

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Dagmada Hobyo ayaa kulan la qaatay bulshada magaalada Hobyo iyaga oo uga warbixiyay heshiiska Dhismaha Dakadda Hobyo oo dhawaan lagu saxiixay magaalada mugdisho ayna ka qeybgaleen masuulin ka tirsan Galmudug iyo kan degmada Hobyo oo mashruucan laga hirgelinayo.

Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here