Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaarka mid ah Xirfadlayasha ee ka howlgala xarumaha caafimaadka Caafimaadka magalaada dhuusamreeb ee casimada galmudug ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada Magalada DhuusamreebU ugu logu baaqay ilaalinta Naftaadda.
Guud ahaan si looga dheerado xaalad caafimaad darro ee ka dhalan karta nadaafad xumadda sida inay ka dilaacaan cudurradda faafa kuwaas oo bulshada sameyn xun ku yeesha.
Warkan axaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf