Bulshada Tuulo Ooman oo dalbanaysa Gargaar Degdeg ah

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bulshada ku nool Tuulo Ooman ayaa baaq u diray dowlad-goboleedka Galmudug, iyagoo ka dalbaday in wax laga qabto baahiyaha aasaasiga ah ee deegaanka, sida biyo la’aanta, adeegga caafimaadka oo xaddidan, iyo fursadaha waxbarasho oo aan ku filnayn.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulakdir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here