Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qoysaskan ku nool xaafadda Horseed ee magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan xero-gaadiid ayaa waxaa aya sheegeen inay wajahayaan barakicin, waxaa ayna baaq u direen maamulka Dowlad-goboleedka Galmudug iyagoo codsaday in loo dhimriyo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama