Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye kuxigeenka xafadda waxaracadde ee magalada Dhuusamareeb ee casimada
Ahmed Cabdi Abshir ayaa bulshada xafadda waxaracadde ugu baaqay inay ka qeebqatan hormarinta Wadooyinka muhiimka ee xafada si loo helo Wadooyinka wanagsan.
Dhanka kale gudoomiye kuxigeenka xafadda waxaracadde Ayaa Hay’adda deeq bixiyasha iyo Maamulka galmudug ugu baaqay inay ka tageeran dhismaha biyo mareenka mara xafadda kaa oo isku socodka dadka iyo gaadiidka hakiya xili roobaadka.
Warkan waxaa faah faahinayasa: Sacdio Abdulkadir Yusuf