Bulshahada deegaano hoostaga dagmada Afbarwaqo oo Cabasho ka muujiyay Biyo-yari Soo Wajahday.

0
33

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Bulshada ku nool deegaanada hoostaga degmada Afbarwaqo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa cabasho ka muujiyay biyo-yari soo wajahday. Deegaanadaasi waxaa ka jirta xaalad adag oo biyo la’aan ah, taasoo saameyn ku yeelatay nolosha dadka deegaanka IYO duunyada intaba waxa ayna baaw udireen dowlada fadaraalka soomaaliya iyo tan maamulka Galmudug iyagoona ugu baaqay in gar gaar lasoogaarsiiyo ay ugu horeeyaan biyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here