Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cudurka gowracatada oo kamida cudurada dilaaga ah ayaa kadilaacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxana degmadaas ugu geeriyootay 2 Carrura halka tiro kalana oo caruur cudurkan sooritay ladhigay Isbitaalka guud ee Banaadir sida ay warbaahinta u xaqiijisay agaasimaha guud ee Isbitaalka Banaadir Drs-Fartuun Shariif.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamac