Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug dhowrkii sano ee lasoo dhaafay waxa ay ku tilaabsatay hormaro balaaran melaha sida weyn magaaladu kobaca uga sameysay waxaa kamida dhanka ganacsiga.
Magalada waxaa laga furay goobo u gaara hadba ganacsiyada shaayo waxa kamida carwooyin lagu Iibiyo dharka dumarka oo kaliya.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor