Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Ceel-biyood ay bulshada deegaanka baahi weyn u qabeen ayaa laga dhagax-dhigay deegaanka Hagoogane ee Degmada Buuhoodle.
Waxaana Munaasabada Dhagax dhiga ka soo qeyb galay Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Odoyaasha Deegaanka.
Ahmed Mohamed Jama ayaa warkan soo jeedinaya.